Israa’iil ayaa marki ugu horeysay dooneysa inay xiriie diblomaasiyasaeed la yeelato Dowlada Soomaaliya xili hore aysan wax xiriir ah u yeelan Somalia iyo Isra’iil.
War ka soo baxay Yuhuuda ayaa lagu sheegay inuu bilowday xiriir kala dhexeeya Somalia waxayna si gaar ah u shaaciyeen in xiriirkaani cusub salka ku hayo la dagaalanka kooxda Xuutiyiinta Yemen.
Wasiir ku xigeenka arimaba dibadda Israa’iil, Sharren Haskel ayaa ku amaantay Somalia dal muhiim u ah xaga gacsiga kaluunka,bada cas iyo nabada caalamka.
Warka ka soo baxay Israa’iil ayaa imaanaya xili dhawaan Qaramada Midoobay shaacisay inuu jiro xiriir u dhaxeeya Al Shabaab iyo Xuutiyiinta.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADAÂ DAYNIILE.COM
