No description available.

GAZA (DAYNIIILE.COM)-Maamulka Gumeystaha Israa’iil ayaa daboolka  ka qaaday wax ay ku sheegtay in uu yahay godkii ugu weynaa ee ay ciidamadeedu ka  helaan Gaza.

Advertisement

, iyadoo ciidankeedu uu ka shaqaynayo in ay soo bandhigaan oo ay burburiyaan Xamaas ‘magaalada dhulka hoostiisa ku baahsan ee loo yaqaan ‘Metro Gaza’.

Godkaan ayay ku qiyaaseen inuu fidsan yahay  ilaa 300 mayl islamarkaana  ka hoosaysa marinka la isku hayo.

askarta Israa’iil waxay si xamaasad leh u doonayeen inay helaan meel kasta oo laga soo galo marin kasta oo ‘mareegta caarada’ ee tunnelka oo ay ka dhigaan kuwo aan la isticmaali karin.

Sida ay sheeganayaan Yuhuudu Godadkaan ayaa  ayaa gacan weyn ka geystay abaabulka weerarkii 7-dii October ka dhacay  Israa’iil, xili dagaalyahanada Xamaas  weerar ku qaadeen xuduudda Israa’iil ayna ku dileen 1,200 oo qof.

Afhayeenka Ciidamada Difaaca Israa’iil ayaa saxafiyiinta soo tusay tunnel-ka ballaaran, kaas oo af hayeenka Daniel Hagari uu sheegay inuu dhan yahay 2.5 mayl ama (4km).

Sidoo kale AfhayeenHagari waxa uu saxafiyiinta u sheegay in nidaamkan tunnel-ka ama godka Xamaas ay qodotay uu  ku kacay malaayiin dollar, isaga oo intaa ku daray in uu ahaa mashruuc uu hogaaminayay Mohammad Sinwar (Inset, Midig) oo ah walaal iyo gacanta midig ee hogaamiyaha Xamaas Yahya Sinwar iyo taliyaha guutada Khan Youni.

=SOURCE: DAILYMAIL=

No description available.

No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.
Construction of the tunnel is said to have cost 'millions' with the passage stretching some 2.5 milesIsrael's Defence Forces spokesperson has now given journalists a tour of the extensive tunnelThe sophisticated tunnels are reinforced and allow Hamas terrorists to hide deep undergroundThe tunnel is wide enough to fit a small car through and stretches back more than 2.5 miles, Israel claimsTroops gathered around the entrance to what Israel says is the largest Hamas tunnel it has ever found in GazaIsrael has revealed what it says is the biggest tunnel its troops have ever discovered in Gaza

The IDF shared footage it claims to have recovered from Hamas of the extensive tunnel being constructed

Previous articleRajo laga qabo xabad joojinta Xamaas iyo Isra’il iyo khilaaf ka taaga habka loo dhaqan gelinaayo.
Next articleMaxkamada G/banaadir oo xayiraad ku soo rogtay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here