Israa’iil ayaa xaqiijisay in ay weerartay koonfurta Lubnaan,
Milateriga Israa’iil waxay sheegatay in ay dileen dagaalyahan ka tirsan qeybta lidka taangiyada ee Hezbollah.
Wasaaradda caafimaadka Lubnaan ayaa mar sii horreysay sheegtay in ugu yaraan hal qof lagu dilay magaalada Khiyaam.
Israa’iil ayaa jebinaysay heshiiskii xabbad joojinta ahaa ee ay la gashay Lubnaan iyadoo maalin walba weerarro ka geysanaysay dalkaas,dhanka kalana saraakiisha Ururka Xisbullah jawaab degdeg ah kama bixin sheegashada Israa’ii.
SOURCE ALJAZEERA
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
