Madaxweynihii hore Xasan sh maxamuud ayaa goordhaw ku eedeeyay madaxweynaha waqtigiis dhamaaday inuu sooweeraray hotel ay daganaayeen isaga iyo sh shariif.

Madaxweyne sh shariif isaguna waxaa soo dhigay bartiisa warbixintan oo kale.

warar aan goordhaw ka helayno goobta dagaalka ka dhacay ayaa sheegaya in halkaas ay gurmad ahaan utageen ciidamo xoogleh oo taageersan musharixiinta.

hada xaalada hotelka iyo daljirka dahsoon waa caadi waxaana gacanta kuhaya ciidamada misharixiinta, iyadoo ciidamadii halkaas weerarary ay goobta isaga laabteen.

waxaana xiligan ka socda barxada daljirka dahsoon kala habaynta Codbaahiyayaasha iyo biyaha iyo maska wajiga loogu talagalay banaan baxayaasha.

wixii soo kordha la soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here