HomeWarkiiIsu soo bax ay maanta dhigeen reer Mandera ayay ku dalbadeen in...

Isu soo bax ay maanta dhigeen reer Mandera ayay ku dalbadeen in Ciidamada Axmed Madoobe laga saaro deegaanadooda

MANDERA (DAYNIILE.COM)-Shacabka Ismaamulka Mandera ee Kenya ayaa maanta sameeyay isu soo bax balaaran kaasoo ay kaga soo horjeedaan ciidamada Maamulka Jubaland ee deegaanadooda mudaba barakac ku ah.
Shacabka reer Madera waxay isu soo baxa ku dalbadeen in ciidamada Axmed Madoobe laga saaro Mandera islamarkaana ay ku laabtaan halkii ay markii hore ka yimaadaan.
Waxaa la rumeysan yahay in Ciidamada Jubaland markii laga soo eryay Balad-xaawo ay barakac ku tageen Mandera kadibna Dowlada Kenya oo gacan saar la leh Axmed Madoobe ay ogolaatay inay halkasi ku sugnaadaan ilaa iyo inta ay Balad-xaawo kaga laabanayaan balse shacabka Mandera ayaa dhibsaday ciidamadaan aadba u hubeysan xili aysan u baran .
Maaha markii ugu horeysay oo shacabka reer Mandera dalbanayaan in ciidamadaani laga raro balse dhawaan ayay markii sidoo kale uu hadlay Duqa Mandheera Maxamed Khaliif kaasoo xitaa u qeyla dhaansaday Madaxweyne Ruto markii ay ka quusteen kuwa ismaamulka.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of 8 people and text that says "Nuro JUBt JUBALAND AND FORCE'S ANTUM MUST FORCEST Go HrИT ONE"May be an image of 7 people and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -