Itoobiya oo caddeysatay taageerada ay la garab taagantahay kaligii taliye Farmaajo.

Afhayeenka Wasaaradda Arimaha Dibada ee Ethiopia Diina Mufti ayaa sheegay in waxkasta oo ka dhaca Somaliya ay saameyn ku yeelan doonaan Ethiopia, wuxuu yiri Itoobiya way ka warqabtaa xaaladda cusub ee muqdisho.waxaa kaluu sheegay in Ethiopia ay rajaynayso in Somaliya ay ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah. Ugu dambeynna wuxuu sheegay in Itobiya ay taageero u fidineyso farmaajo.

Haddii Itoobiya Farmaajo soo raacdo ayaa taasi deg deg usoo afjari doontaa kaligiitaliye Farmaajo waana marki shacabka Muqdisho iyo kan Soomaaliyeed ba ay toos hubka u qaadan lahaayeen.

AA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here