HomeWarkiiItoobiya oo shaacisay inay qabatay Daacish badan oo  lagu soo tababaray Somalia 

Itoobiya oo shaacisay inay qabatay Daacish badan oo  lagu soo tababaray Somalia 

ADIS-ABABA (DAYNIILE.COM)-Sida ay shaacisay Dowlada Itoobiya waxay qabteen 82 ka tirsan dagaalamayaasha Daacish islamarkaana ay hada xabsi ku hayaan .
Dowlada Itoobiya oo tilmaamtay in dhamaan dagaalamayashaan lagu soo tababaray gudaha Somalia gaar ahaan deegaanada Puntland.
Warkaan waxaa faafiyay Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka Itoobiya kuwaasoo xusay in qorshaha dagaalamayaashaan uu ahaa inay gobolada Itoobiya isku kala fidiyaan kadibna howlgaladooda ka fuliyaan.
“waxaa lagu soo tababaray Somalia waxaana loo soo direy inay howlgalo ka fuliyaan  caasimada Adis-ababa iyo gobolada Oromada iyo amxaarada”ayaa lagu yiri war ka soo baxay Hay’adda Sirdoonka Itoobiya.
Warka ka soo baxay Itoobiya wuxuu ku soo aadayaa xili Madaxweynaha Itoobiya shalay la sheegay inuu u safray Adis-ababa isagoo la balasan masuuliyiinta dalkaasi sida Ra’iisulwasaare Abiy Axmed.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -