Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Nairobi kaga qayb galay xaflad soo dhaweyn ah oo ay u sameeyeen jaaliyadda reer Galmudug ee waddanka Kenya.

Munaasabaddan waxaa goobjoog ka ahaa safiirka Soomaaliya ee waddanka Kenya Amb Jibriil Ibraahim Cabdulle iyo xildhibaan Yusuf Xassan Cabdi.

Madaxweynaha ayaa bulshada la wadagaay marxladda wanaagsan ee ay mareyso Galmudug, dadaallada iyo horumarka socda isagoona uga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay usoo dhaweeyeen.

=XIGASHO BARTA FACEBOOK EE GALMUDUG STATE=

May be an image of 5 peopleMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 5 people, table and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people, beard and suitMay be an image of 1 person, smiling, headscarf and scarfMay be an image of 1 person, golfing and hatMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and headscarfMay be an image of 2 people and headscarfMay be an image of 2 people, dais and newsroomMay be an image of 1 person, glasses and daisMay be an image of 3 people, beard, people smiling and suitMay be an image of 3 people, beard, people studying, glasses and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person, beard and glassesMay be an image of 1 person, beard and suitMay be an image of 2 people, beard, people smiling and glassesMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and table
Previous articleDAAWO: Soomaali ku dhimatay god ay dahab ka qodanayeen
Next articleDAAWO:Abiy Axmed oo sameystay koox u qaabilsan dilalka mucaaradkiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here