Sida goor dhaw lagu shaaciyay Warbaahinta Dowlada Somalia Ciidamo cusub ayay dowlada Jabuuti usoo dirtay Somalia.

Col.Zakariye Chelik Ibrahim oo Jabuuti u dhashay ayaa cadeeyay inay ciidamo hor leh u soo direen Somalia si ay u caawiyaan walaalahood.

Advertisement

“Sidaad ogtihiin Somalia abaal bay noo gashay oo waxay nagu caawiyeen inaan xorowno waagij gumeystaha waana kaas maanta aa nahay Dowlad Calan leh oo xor ah sidaas daraadeed inaguna waxaan ugu abaal gudeynaa inaan dhiigeena u hurno”ayuu yiri Col Zakariye.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleXildhibaan Dowlada ka tirsan oo beeniyay inuu dhintay C/rashiid Janan
Next articleFarmaajo muxuu ka yiri xiisada ka dhex taagan Hormuud iyo NISA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here