Magaalada Laas-canodo waxaa maanta lagu shaaciyay Jadwalka Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Waqooyi Bari.
Sida Jadwalka ku cad 19-ka bishaan ayaa la ansixinayaa hab raaca doorashada ,sidoo kale isla maalintaasi waxaa la shaacin doonaa doorashada gudoonka in la guda galayo.
Sidoo kale 20-ka Agoosto waxaa la qaban doonaa araajida codsiga musharixiinta Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xieenkiisa, sidoo kale isla maalintaasi waxaa la qaban doonaa khidmada ama lacagta laga rabo musharax kasta.
Haddaba halkaan ka akhrispo Jadwalka Doorashada Guddoonkooda:-

