HomeCiyaarahaJamie Carragher: Arsenal way ku guuleysan kartaa Premier League haddii……

Jamie Carragher: Arsenal way ku guuleysan kartaa Premier League haddii……

XIGASHO LAACIB.NETDaafacii hore ee Liverpool, Jamie Carragher, ayaa sheegay hal xaalad oo kaliya ay Arsenal ku qaadi karto horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan.

Liverpool ayaa ah kooxda horyaalka hadda difaacaneysa, kadib markii ay ku guuleysteen horyaalkoodii 20-aad sanadkii ugu horreeyay ee Arne Slot uu hoggaamiyay kooxda Anfield.

Carragher, oo qoraal ku daabacay The Telegraph, ayaa sheegay in xilli ciyaareedkii hore uu ahaa mid “is-beddel dhab ah” dhacay oo ay kooxdiisii hore tiigsatay meel sare.

Wuxuu ku daray:

“Xilli ciyaareedkii hore waxa loogu talagalay inuu noqdo mid lagu kala tago Liverpool, balse waxaa laga yaabaa in xilli ciyaareedkan uu dhaco isbeddelkaas.
Haddii ay sidaas dhacdo, Arsenal waxay haysataa fursad weyn oo ay ku hanato Premier League.”

XIGASHO LAACIB.NET

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -