HomeCiyaarahaJamie Carragher oo shaaciyay kulanka kaliya ee caddeyn kara in Arsenal ay...

Jamie Carragher oo shaaciyay kulanka kaliya ee caddeyn kara in Arsenal ay ku guuleysaneyso Premier League xilli ciyaareedkaan

XIGASHO LAACIB.NET

Daaficii hore ee Liverpool, Jamie Carragher, ayaa sheegay in kulanka Arsenal ay booqanayso Aston Villa uu noqon doono “imtixaan dhab ah” oo ku wajahan tartankooda Premier League.

Gunners ayaa kulanka soo gelaysa iyagoo shan dhibcood ka sarreeya Manchester City, isla markaana hoggaanka haya.

Si kastaba, Aston Villa oo ku jirta kaalinta saddexaad, afar dhibcood kaliya ka dambaysa Arsenal, ayaa loo arkaa kuwo adag oo si buuxda u tijaabin kara kooxda Mikel Arteta.

Carragher ayaa bartiisa X ku yiri:

“Arsenal waxay ilaa hadda u muuqdeen kooxda ugu fiican horyaalka, farqi weynna ayey kaga sarreeyaan kooxaha kale, laakiin Man City weli waxay u jirtaa shan dhibcood oo keliya.Waddo dheer ayaa sugaysa Gunners.Imtixaan ayaa laga yaabaa inuu u ku noqdo kulanka berri marka ay la ciyaarayaan Aston Villa!!”

XIGASHO LAACIB.NET

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -