GAROWE (DAYNIILE.COM)-General Siciid Dheere oo u dhashay dhulka Puntland islamarkaana xalay masuuliyiin maamulka Puntland kala qeybgalay xaflad ka dhacday Garowe ayaa shaaciyay in Puntland walaalka koowaad ee ay leedahay ay tahay Dowlada Itoobiya.
Janaraalka Xaflada uu ka hadlayay waxaa dhigtay qunsuliyada Itoobiya ku leedahay Garowe xili ay u dabaal dagayeen daah-furka mashruuca biya xireenka wabiga Niil, xaflada waxaa ka qeyb-galay Wasiiro dhowr ah oo ka tirsan Maamulka Puntland.
Wasiirada xaflada ka qeybgalay waxaa ka mid ah Maxamuud Caydiid Dirir oo ah wasiirka Warfaafinta iyo Cabdi Faarax Juxaa oo ah Wasiirka arimaha gudaha Maamulka Puntland.-
Faah-faahinta halkaan ka daawo:-
