Gudoomiyihii hore baarlamanka Federaalka Somalia Mudane Mohamed Osman Jawaari oo maanta la hadlay Idaacdaha Muqdisho ayaa sheegay in sharci daro iyo meelkadhac weyn ay tahay in Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday uu wali sii fadhiyo Xaafiska Madaxtinimada dalka, walina uu xadgudub shaqo sii wado.

Mudane Jawari ayaa sidoo kale sheegay in sharcigii lagu tuntay umadana aya raali ka noqotay in dowladnimadeene la burburiyo anaagoo arkeena, waxa uuna hoosta ka xariiqay oo ka digay in hadii 80 maalmood la dhaafo ayadoo aan wax heshiis wada ogol ah la isla garin ay khatar tahay in Farmaajo sharciyan waligiis Madaxweyne sii ahaankaro, taas oo dalka dib ugu celindoonta dagaaladii sokeeye ee lagasoo kabtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here