Bismillah.

Waxaan caawa dib ugu laabtay shiirkole oo ah fariisinkayga rasmiga ah. Waxaan shacabka Soomaaliyeed u cadaynayaa in aan anigu cidna duulaan ku ahayn balse cidii soo weerar tagtaa la iska dhicin doono.

Waxaan u mahad celinayaa xildhibaanadayda iyo saraakiisha kala duwan ee ciidanka ee sida dhiiranaanta iyo geesinimada leh ii garab taagan iskana diiday awaamiirta sharci darada ah ee uu soo saaro taliska waqtigiiisu dhamaaday.

Xukun jecli iyo kali talis dhibka aan ka dhaxalnay waa midka 30 sano jirsaday ee ilaa maanta saamayntiisu ay taagan tahay adaxwaynihii hore Farmaajo waxaan ugu baaqi lahaa inuu dalkaan dib u dhac iyo burbur u horseedin.

Sadaq Omar Hassan -Sadaq John

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here