1989-1990 dagaalladii adkaa ee shacabka Gobalka Shabeellada dhexe iyo koofiya castii Maxamed Siyaad kudhexmaray deegaanka Qorilow ninki hoggaaminayay ayuu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay taliyaha ciidanka lugta ee xoogga Dalka Soomaaliyeed. Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa deegaanka Qorilow kuxasuuqay kumannaan kamid ahaa shacabkii Gobalka Shabeellada dhexe. Dhiig yacab Maxamed Tahliil Biixi ayuu Madaxweyne Farmaajo si gaara u hoos geeyay ciidanka Gorgor oo kamid ah ciidanka xoogga Dalka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa bilihii ugu dambeeyay billaabay kor u qaadista saraakiisha ay isku beesha yihiin iyo hoos u dhigidda, xil kaqaadista iyo xirista saraakiisha kasoo jeeda Gobalka Banaadir.

Ugu dambeyn sida muuqata Farmaajo dagaal ayuu isu diyaariyay ee waa in hurddada laga kacaa oo aan loo jiifan, mar haddii uu kaleexday waddadii caddaaladda iyo Dowlad-nimada.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here