Beelaha Dir Hawiye iyo Daarood ee dega Degmada Baraawe ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa Cabasho ka muujiyay sida loo maareyay Xubnaha Gollaha Deegaanka Degmada Baraawe.

Kadib markii 27,Xubnood oo Gollaha Deegaanka ah sidaan loo qeebiyay.

Tuni 22
Hawiye 2
Raxanwen 2
Dir 1

Qabaa’ilada sida xubnaha loo kala siiyay.

Tuni 22
Abgaal 1
Habar gidir 1
Raxanweyn 2
Biimaal 1

Adiga sidee u aragtaa, sida Dowlad Gobolleydka Koonfur Galbeed ay u qeebisey Gollaha Deegaanka Baraawe.?

SHABEELLADA HOOSE TV

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here