
Kaftanka mourinho vs klopp kulanka caawa ee totenham vs liverbool.
Macalinka totenham mourinho ( waxaan ka jeclahay ma jirto marka àan koox weyn la ciyaarayo shabaqana waa ka jirtaa goolna waa ka dhaliyay)..
Macalinka liverbool klopp ( Aniga markaan la ciyaarayo tababare mourinho niyada ii dhisan sababtoo ah intii is adkeyn iyo difaac cooking sameynayo ayaan ku diraa 3 keyga weerarkeyga 11 salah.9 ferminho. 10.mane walaahi ciyaarta Aan la ciyaarayo mourinho xiiso gaara i galisay waa ku hees jeedaa markaan ka badiyo maadaama.uu jees heesta Neceb yahay