Kala qeybsanaanta Madaxweyne Farmaajo iyo Ra iisal waasare Kheyre oo si weyn u soo shaac baxday

0

In mudaa waxaa si hoose u socday kala qeybsanaata labada Masuul ee ugu Sareysa Dallka taa oo in mudaa si hoose u socotay lana diidanaa in ay Banaanka Timaado

Madaxweyne Farmaaje ayaa ku qasbaayey Ra iisal wasare Kheyre in uu joojiyo Musharaxnimadiisa iyo in uu Ogolaad in Dib loo dhiga Doorashada

Arintaa ayaa sida Muuqata uu Ra iisal wasare Kheyre uu si Cad u diiday iyadoona kulankii Arbacada lagu kala Booday laba Masuul

Maalintii Khamiista ayaa Kheyre Shir isugu yeeray iyadoona Golaha Wasiirada Shirin Muda Bil ah taa oo Dadka siyaasada u Kuur Galo u arkaayeen in Kheyre uu muujiyo Hadafkiisa Siyaasada ah ah dhanka Doorashada Taa oo si Cad uu ugu Dhawaaqay in ay Dhaceysa doorasho kuna Dhaxeysa Waqtigeeda

Warkaa markoow soo baxay Xafiiska Madaxweynaha uu Ogaaday in kheyre ku Dhawaaqay In Doorasha Dhaceysa Farmaajo waxuu hor istaagay in Warkaa Dibadda u Bixin Idaacada Qarankana uu ku aamray in aan laga sii Deyn

Dadaal Dheer ka Dib Raiisal wasare kheyre uu 24 Saac ka Dib warka Banaanka u baxo laga siidaayo Baraha Bulshada iyo Idaacahada Maxaliga ah taana waxaa ka sii Carooday Xafiiska Madazweynaha oo u arko Hadalka Kheyre mid muujinaayo Qilaafka laba Masuul ee muda la qarinaaye

Durba Qikaafka Labada Masuul waxaa laga dareemay Baraha Bulshada iyadoona Taageerayaasha Madaxweyne Farmaajo ay ku Bilaqbay Kheyre Aflagaado iyo Caay

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here