Koox kalluumaysato Kenyan ah ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin in Kenya looga Guuleysto Muranka dhinaca Badda ee Kala dhaxeeya Somalia.

Madaxa Kalluumaysata Lamu ayaa warbaahinta Kenya u sheegay inay soo wajihi doonto dhibaato Dhaqaale hadii Kenya ku Guuldareysto Dooda ka taagan biyaha ay Kenya dooneyso in si xoog ah ku qaadato.

Waxa ay tilmaamen inay Todobaadka so socda ay dibad bax ka dhigi doonaan Wadankaasi maadama Dowladda u diday inay aadaan Maxkamada ICJ

Todobaadka soo socda ayaa la filayaa in ay bilaabato dhegeysiga dacwada badda ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya

 Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here