HomeWarkiiKaluumeysato reer Somaliland ah iyo dooni ay wateen oo bada lagu la'yahay.

Kaluumeysato reer Somaliland ah iyo dooni ay wateen oo bada lagu la’yahay.

BER-BERA (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo deegaanada Maamulka Somaliand ayaa sheegaya in dooni kaluumeysi lagu la’yahay badda taasoo 11 maalin ka hor ka baxday xeebta Magaalada Bebera.

Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Hure HaariyeTaliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Hure Haariye ayaa saxaafada u sheegay in kaluumeysatada oo 4 ruux ah ay mar soo hadleen 7-dii bishaan kadibna mar kale la waayay xiriirkooda ilaa iminkana la la’yahay.

Taliyaha wuxuu intaasi ku daray inuu socdo gurmad lagu baadi-goobayo kalluumaysatadaas .
Maaha markii ugu horeysay oo kaluumeysato Soomaliyeed oo jalaabasho u baxay lagu waayo badda iyadoo qaarkood ka dhaca dalal kale ama gobol ka dheer kii ay ka baxeen halka qaarna sidaas ku geeriyoodaan, waxaana keena arimaha nuucani ciladi ku timaada matoorka doomaha ama in jiheeya uu isaga lafitigiisu halaa
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -