War ka soo baxay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumada Somalia ayaa digniin looga soo saaray xaalad ku soo korortay badda Somalia gaar ahaan xilliga bad-xiranka.
Kaluumeysatada ayaa si gaar ah looga digay inay ka feejignaadaan xiliga bad xiranka khatarta ka iman karta badda oo hirarku kacsan yihiin,xili jimcihii caruur badan ku dhinteen xeebta liiido kadib markii badu qaaday.
Hadaba halkaan ka akhirso digniinta dowlada la soo baxday markii labaad:-