Ku dhawaad 10 ruux ayaa ku geeriyooday kaniisad ku taal dalka Mexico kadib markii uu soo dumay dhismaha.

Warbaahinta Dalkaasi ayaa baahisay inay 10 ruux dhinteen halka 49 ruuxna dhaawacmeen kuwsaasoo goobaha caafimaad la gaarsiiyay.

Advertisement

Kaniisadda oo magaceeda lagu sheegay Cruz ayaa ku taala magaalada xeebeedka Ciudad Madero ee gobolka Tamaulipas Dalka Mexico.

Xaflad ayaa ka jirtay kaniisada xiliga ay soo dumeyasay waxaana wali ku go’doonsan dad ka badan 10 ruux iyadoo dadka geeriyoodeyna ay ku jiraan laba caruur ah.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleDagaal Beeleed culus oo ka dhacay Gobolka Mudug
Next articleXildhibaano ku tilmaamay dagaalkii Maanta ka dhacay Galdogob mid lagu curyaaminayo dagaalka Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here