Dalka Kenya waxaa walaac xoogan uu ka jiraa oloalaha la doonayo in markii saddexaad lagu beddelo dastuurka dalkaasi uu leeyahay.

Qowmiyadaha dalkaasi ku nool oo Soomaalida ay ka mid tahay ayaa mid waliba ay isbedellada la doonayo in la sameeyo ka dhex aragtaa waxyaabaha aanan danta ugu jrin ama aysan ku qanacsanayn.

Sidoo kale Isbedellada lasoo jeediyey ee dastuurka lagu sameynayo ayaa waxaa ka mid ah in lasoo kordhiyo jagada ra’iisul wasaaraha, qorshahan oo uu taageersan yahay madaxweyne Uhuru Kenyatta.

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here