Khadiibka Masaajidka Cali Jimcaale ee ku dhaw Garoonka diyaaradaha Muqdisho Sheekh C/kariin Ciise Cali ayaa si qiira leh uga hadlay waxa diintu ka qabto dhul qofku ku qaato si sharci daro ah isagona waliba carab dhabay dhbarakicinta Dowlada ee shacabka reer Muqdisho,
Hadaba Shiikha oo si toos ah aan qorshiiisu ahayn inuu Dowlada u weeraro islamarkaana si diiniyan ah u sharaxay waxa ka imaanaya shul si xaq daro ah lagu qaato halkaan ka daawo:-
