HomeWarkiikhasaaraha ka dhashay Dagaal xuduuda ku dhex-maray Dalalka Afgaanistan iyo Pakistan

khasaaraha ka dhashay Dagaal xuduuda ku dhex-maray Dalalka Afgaanistan iyo Pakistan

Wararka laga helaayo Xuduuda Dalalka Afganistan  iyo Pakistan ayaa sheegaya in labadaasi dal uu dhexmaray dagaal toos ah kadib markii ay weerar qaadeen ciidamada Daalibaaniyiinta ee dalka Afganistan .

Dowlada Agaanistaan-Taalibaan ayaa warbaahinta u cadeeyay inay weerarka lahaayeen islamarkana duulaan ku qaadeen xarumo ay ku sugnaayeen ciidamada Pakistan halkaasnauu dagaal ka dhacay.

Saraakiisha Afganistan ayaa sheegay in ciidamadoodu ay dileen 58 askari oo Pakistan ah hweerarka ay ku qaadeenXuduuda ay la leeyihiin Pakistan.

Pakistan waxa ay dhankodoa xuseen in ciidamadeeda ammaanku ay qabteen 19 ka mid ah saldhigyada xudduudaha Afghanistan.

Weerarada xudduudaha ayaa imaanaya ka dib markii caasimadda Afgaanistaan ​​lagu bartilmaameedsaday weeraro cirka Jimcihii kaasoo ay fulisay diyaarad dagaal oo laga leeyahay dalka Pakitan.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMLive: Afghanistan’s Taliban, Pakistan claim inflicting losses in fighting

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -