LAAS-CAANOOD (DAYNIIILE.COM)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal saaka ka dhacay duleedka Laascaanood kaasoo u dhexeeyay ciidamadii Somaliland ka saaray Laas-caanood.

10 askari ayaa ku dhinteen iska hor imaadka oo u dhexeeyay ciidamo ka soo wada jeeda dhanka Puntland oo dagaalkii Laacsaanood ku garab siinayay reer SSC Khaatumo.

Advertisement

sidoo kale 8 askari ayaa ku dhaawacmay waxaana la isku qabtay gaari Zuu ah oo Somaliland hore looga qabsaday  sida wararkeenii saaka aroortii idinku sheegnay.

Meydadka iyo dhaawacyada ayaa la gaarsiiyay Laascaanood iyo Gaalkacyo.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleManipur India oo laga soo sheegayo Masiibo dhanka Nolosha ah
Next articleBooliiska Somalia oo burburiyay Qarax Degmada Xamar-weyne la soo dhigay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here