HomeWarkiiKhayre "anaga Dalka uma rabno amni daro,dagaal,iyo barakac "

Khayre “anaga Dalka uma rabno amni daro,dagaal,iyo barakac “

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisulwasaarihi hore ee Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa si cad u shegay in mucaaradka dhankooda aysan dooneyn inay dalka geliyaan qalalaase iyo barakicin shacab balse kaliya ay doonayaan in heshiis laga gaaro doorashooyinka dalka madaama uu dhamaaday muda xileedka Dowlada.

“Madaxweynow mudda xileedkii laguu doortay afar sano ayuu ahaa, waxaana ka haray maalma kooban, ee aan doorashada ka heshiino” ayuu yiri Xasan Cali Khayre

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -