RW Kheyre markuu imaaday xafiiska, waxuu badalay sida eey u shaqeeyaan xafiisyada dowladda, oo ahaan jiray goobo la isaga baashaalo oo aan shaqo nidaamsan eeysan ka socon taas oo sabab u aheed musuqmaasuqa iyo ku tagrifalka hantida dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Kheyre waxuu keenay/baray shaqaalaha dowladda work ethics oo ah in shaqada sida eey tahay loo qabto, muhiimdana la siiyo shaqada taalo qabashadeeda iyo saacadaha la shaqeeyo, taas oo keentay in shaqaalaha dowladda noqdaan professionals farta ka xeran oo yaqaan shaqadooda.

Madaxweynanimada Kheyre waxeey farxad galin doontaa wadamada deeqaha siiya Soomaaliya iyo aqoonyahanka Soomaaliyeed, taas oo horseedi doonta Soomaaliya aan laheen musuqmaasuq, nidaamsan, hormarsan oo nabad ah.

#HiigsiIyoHorumar
#Kheyre4President

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here