HomeWarkiiKhudbada Madaxweyne Xassan ee Caleea saarka Ugaaska Beesha Mursade

Khudbada Madaxweyne Xassan ee Caleea saarka Ugaaska Beesha Mursade

MUQDISHO (DAYNIILE.COM) Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw khudbad ka jeediyay Xaflada Caleema saarka Ugaaska Beesha Mursade Ugaas C/risaaq Ugaaa C/llaahi Ugaas Xaashi

Madaxweyne Xassan wuxuu sheegay in xafladaan aysan ahayn tii siyaasada looga hadlaayay madaama ay tahay caleema saarka Ugaaska.

Madaxweyne xassan wuxuu sidoo kale sheegay in xafladaan ay mideysay Somaliweyn madaama meel kasta oo Dalka ah la isaga kala yimid.

“Siyaaasaddu isjiid waa leedahay balse Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed dowladdii ay jilbaha u dhigeen waxay gaartay meel aad u wanaagsan”.ayuu yiri Madxweyne Xassan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -