HomeWarkiiKimberly Benza oo beenisay in Eric Trump uu C/raxmaan Cirro kala hadlay...

Kimberly Benza oo beenisay in Eric Trump uu C/raxmaan Cirro kala hadlay wax Dekad ku saabsan

War ka soo baxay Kimberly Benza oo ah Agaasimaha Howlaha fulinta ee  Eric Trump oo ah wiilka Madaxweyne Trump ayay ku beenisay inuu Madaxweynaha Maamulka Somaliland C/raxmaan Cirro kala hadlay wax Dekad ku saabsan kadib markii warbaahinta qaarkood saas wariyeen.
Sidoo kale Kimberly Benza waxay beeniyay in Eric Trump uuba la kulmay C/raxmaan Cirro oo ah Madaxweynaha Maamulka Somaliland, sida ay warisay wakaalada wararka ee Reuters.
Warka haweeneydaan ayaa ku soo aadaya xili Madaxda Maamulka Somaliland mar kasta ku celceliyaan in Mareykanka ay xiriir wanaagsan la leeyihiin,warbahinta reer Somaliland ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxay aad u buun buuninayueen kulan ay sheegeen in C/raxmaan Cirro la yeeshay Wiilka Trumo intiiuu ku sunaa Magaalada Davos ee dalka Swizerland halkaasoo maalmo ka hor shir ay ku lahaayeen dalalka dunida qaarkood  kaasoo looga hadlayay dhaqaalaha iyo tiknoolajiyada.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM 
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -