Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan midowga Afrika oo Qarax lagula eegtay deegaan ka tirsan Shabeellaha Hoose.

0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya  Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan kuwa  Uganda oo Qarax lagula eegtay deegaan ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

warar hordhac ah ayaa sheegaya in Qaraxaan uu saacadihii lasoo dhaafay  dhacay, waxaana la sheegy in  uu ahaa miino nooca dhulka la geliyay, waxaana kolonyada ay la socdeen Ciidanka AMSIOM lagula eegtay xili ay socdaal ku marayeen deegaanka Shalaambood.

sidoo kale Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxas, waxaana halkaas ku geeriyooday laba Askari oo kamid ah Ciidanka AMSIOM, halka dhaawacyo ay gaareen Askar kale.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here