Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in la celiyay Kolonyo gaadiid ah oo uu la socday Wasiirka Qorsheynta Jamal Mohamed Hassan.

Wasiirka oo ka yimid dhinaca Degmada Dhahar ayaa galabta lagu xanibay meel u dhow magaaladda Garowe iyadoo loo diiday in uu soo galo Magaalada Haroowe.

Sidoo kale ilaalidiisa oo wadaatay gaadiidka dagaalka Tiknikada ah ayaa loo diiday in ay soo galaan Gudaha Garoower.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here