HomeWarkiiKooxda Boko Haram oo leysay dad ka badan 60 ruux

Kooxda Boko Haram oo leysay dad ka badan 60 ruux

Kooxda Islaamiyiinta ah ee Boko Haram  kana dagaalanta Dalka Nigeria ayaa la soo sheegayaa inay dad badan laayeen  xili Ciidamada Dowladana ay dagaal adag kula jiraan.

Kooxdaan oo la sheego inay jihaad doon yihiin ayaa warbaahinta dunidu waxay shaacinayaan inay dileen dad ka badan 60 ruux kadib weerar habeen hore ka dhacay gobolka Borno ee waqooyi bari Nigeria, sida ay sheegtay Idaacada BBC laanteeda afka somaliga.

War ka soo baxay Taliska ciidamada Cirka ee Dalka Nigeria ayaa lagu sheegay inay kooxda Boko Haram  duqeyn kaga dileen ilaa 30 dagaalame kadib markii ay xogtooda heleen weerarka iyo dhibaatada ay ka geysteen tuulada.

Kooxdaan Boko Haram  ayaa inta badan waxay ka dagaalamaan Waqooyi Bari Nigeria halkasoo Ciidamada Dowlada iyo kooxo kale ay isku fara saaraan,xili dowladu adeegsaneyso gaadiidka dabaabaadka iyo diyaaradaga dagaalka .

 XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COMWhat's in a name? Boko Haram gets a new terror title

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -