Kooxda Galmudug ayaa Galabta 3-0 waxay uga adkaatay Kooxda Koonfur Galbeed kulan ka tirsanaa Maamul Goboleedyada kaasoo ka dhacay Garoonka Stadium Muqdisho.

Qeybta koowaad waxay ku soo dhamaatay 2-0  oo ay kooxda Galmudug ku hogaamineysay balse qeyta danbe uma suurtagalin kooxda Koonfur galbeed inay soo laabasho sameeyaan taas badalkeeda Galmudug ayaa quusisay oo gool sedexaad ka dhalisay waxayna ku soo dhamaatay 3-0.

Advertisement

Ciyaartoyda Galmudug ayaa hogaanka ku qabteen 7 dhibic 4 kulan ay ciyaareen balse Banaadir oo 6 leh ayaa kulan u harsan yahay ay la ciyaari doonan Kooxda Jubaland.

Guud ahaan kooxahaa waxaa hari doona kooxdii ugu dhibca yaraata marka koox kasta ciyaarto 4 kulan insha Allaah,ilaa iyo hada waxaa xaqiijiyay inay soo gudbeen Banaadir iyo Galmudug.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMMay be an image of football and textMay be an image of 7 people, people playing American football, people playing football and textMay be an image of 6 people, people playing football, people playing American football and textMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of one or more people, people playing football, crowd and textMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of 3 people, crowd and textMay be an image of crowdMay be an image of 4 people, headscarf and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 4 people and text that says "addidas"May be an image of 4 people and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and crowd

Previous articleMadaxweyne Saciid Dani oo xaqiijiyay inay Faderaalka ku casuumeen xaflada caleema saarkiisa
Next articleWarbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here