.DHUUSA-MAREEB (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta Magaalada dhuusa-mareeb gaaray kooxda,macalimiinta iyo wasaarada ciyaaraha ee Galmudug.

Ciyaartoyda oo aad u faraxsan ayaa koobkii ay qaadeen xalaym)na uu gudoonsiiyay Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh  waxav geeyeen Caasimada Galmudug ee dhuusa-mareeb.

Advertisement

Dad-weyne badan ayaa si weyn usoo dhaweeyay kuwaaso watay calamada Galmudug.

Halkaan ka daaawo muuqaal aan ka soo xiganay Universal TV.

 

Previous articleDowlada oo beenisay in Suuqa Bakaaraha Hoobiyayaal lagu garaacay
Next articleSAWIRRO: Xildhibaan islow ducaale oo abaal marin lacageed gudoonsiiyay Xulka Hirshabelle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here