MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Kooxda Kubada Cagta MCC ee heerka kowoaad ayaa maanta u dabaal degtay koobka Horyaalka Somali National League oo dhawaan ay ku guuleysteen.
Isbartiibada ayaa maanta waxaa aad u camirey taageerayaasha kooxda MCC kuwaasoo kooxda kala qeybqaadanayay dabaal dega iyo faraxada guushooda Horyaalka Somali National League.
Macalinka kooxda MCC ayaa la arkayay ciyaartoyda oo kor inta u qaadeen si weyn dabaal dega uga qeyb qaadanayay.
XAFIISKA WARARKA CIYAARAHA
DAYNIILE.COM