Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee ku sugan Degmada Caddale ee G/Shabeelaha dhexe, ayaa gacanta ku dhigay 4 eedeusane oo baxsan ahaa kuwaas oo 9kii Bishaan Dil fool xun ka geystay deegaanka Ilix oo dhanka koofur kaag beegan Magaalada Degmada Guriceel.
Eedaysanayaasha oo muddo la baadi goobayay ayaa loo haystaa dilka 2 Wiil oo isla dhalatay, oo mid Macalin dugsi ahaa halka kan kalana uu ahaa Dr Caan ka ah Degmada Guriceel ee Gobolka galgaduud.
Falka Dilka ah oo salka ku hayay aano qabiil ayaa ahaa mid si weyn ay oga carootay bulshada Deegaanka.
=XIGASHO: WARBAAHINTA DOWLADA SOMALIA=
May be an image of 3 people
Previous articleRa’iisulwasaaraha Soomaaliya oo shir Gudoomiyay kulanki Maanta+SAWIRRO
Next articleDuqa Muqdisho oo booqday Safaarada Soomaaliya ee Dalka Qadar+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here