HomeWarkiiKooxo hubeysan oo Dhuusa-mareeb ku dilay nin dhalinyara ahaa.

Kooxo hubeysan oo Dhuusa-mareeb ku dilay nin dhalinyara ahaa.

DHUUSA-MAREEB (DAYNIILE.COM)-
Wararka laga helaayo Magaalada Dhuusa-mareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaga in halkaasi lagu dolay nin dhalinyara ahaa.

Lama yaqaan sababta ay u dileen po nafta u dhaafiyeen xili ah goobta ka baxsadeen balse ciidanada Booliiska ayaa ku daba jira si loo soo qabto.

Ninka la dilay oo lagu magacaabi iirey Nuur Adan Guube ayaa lagu dilay Xaafaca Dayax ee Magaalada Dhuusa-mareeb.

Inkastoo deegaanada Galmudug xiliyadaan danbe ay ka taagnayd aamooyin qabiil inkastoo dilkaan aan wali Lagu saleyn wax qabiil ku saabssn.

XAFIISKA WARARKA  SIYAASADA

DAYNIILE.COM

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -