Kooxo ku hubeysan Bastoolado oo askari ku dilay Suuqa Bakaaraha, xili wadoyinka xiranyihiin

0

Wararka ka imanaya Suuqa Bakaaraha ayaa sheegaya in Kooxo ku hubeysan Bastoolado ay gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku dileen  Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada ilaalinta deegaanka ama Minishiibiyada.

Ragga dilka geystay ayaa la tilmaamay in goobta ay uga baxsadeen iyadoo dilkaasina ay sheegteen ururka Alshabaab.

sidoo kale  cidamada ammaanka Dowlada ayaa saaka xiray qaar kamid ah waddooyinka Magaalada Muqdisho, waxaana lugeyna Dad isugu jiro Arday, kuwa shaqooyin u socda iyo shaqsiyaadka kale ee raaci jiray Gawaarida isu socodkooda la joojiyay.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here