Laba Alshabaab  ka tirsan oo miina aasayay ayaa lagu qabtay wadada isku xirta Degmooyinka  Jowhar iyo Xawaadleey ee Gobolka shabeelaha dhexe.

CiidankaMilatariga guutada 3-aad qeybtooda 27-aad ayaa gacanta ku dhigay labadaasi nin kuwaasoo durba saxaafada lol soo bandhigay.

Advertisement

Miinada ayaa la soo sheegayaa inay la rabeen inay ku dilaan Ibraahin Yuusuf Nuur Taliyaha milatariga guutada 3-aad xili uu ku wajahnaa Degmada Xawaadleey ka hor intaan laga fashilin.

Mid ka mida  labada la qabtay oo magaciish yahay Ibrahim balse Alshabaabku u yaqaanaan C/qani ayaa sheegay inuu kooxdaasi ka mid ahaa mudo laba sano ah islamarkaana uu qaabilsanaa howgalada qaraxyada.

No description available.

“Aniga la iima sheegin cida saaran laakiin waxaa la i dhahay laba cabdi bile ayaa Jowhar ka soo socoto ee miinada u aas”ayuu yiri C/qani.

Sidoo kale C/raxmaan Muuse oo 21 jir ah ayaa isna sheegay inuu Alshabaab ka mid ahaa mudo 9 sano ah islamarkaana uu ka mid ahaa qeybta Jabhadaha loo yaqaan.

No description available.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

No description available.

No description available.

No description available.

 

No description available.No description available.

Previous articleDAAWO: Maxaa dhex-maray Xildhibaan C/raxmaan CW iyo Gudoomiye Adan Madoobe
Next articleMadaxweynaha oo booqday Taliska Booliiska+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here