Ku dhawaad 10  qof oo shaqaale  rayid ah ayaa la dhintay, kadib markii koox hubeysan ay rasaas ku fureen dad shacab ah Bariga Afgaanistaan fiidnimadii Jimcaha. Kooxda dilkaan geystay ayaa rasaasay dadkaan, xilli ay ku sugnaayeen goob suuq ah.

Dhinaca kale haweeney dhaqtar ahayd ayaa la dilay, kadib markii Gaarigeeda bambo Looga xirey, xili la sheegey in ay ku siijeedey isbitaalka gobalka sida uu warbaahinta u sheegey Afhyeenka Xafiiska Gudoomiyaha Gobalkaa Nangahaar.

sidoo kale Tani waxaa ay imaaneysaa iyada oo wadahadalladii nabadeed ee Afqaanistaan ​​ayaa dib uga bilaabmaya magaalada Doha iyadoo Mareykanku uu dib u eegis ku sameynayo heshiiskii Taalibaan.

 

Office Nairobi Kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here