ku dhawaad 12 qof oo ku dhintey kadib roobab xoogan oo ka da’ay Fransiiska

0
Wararka ka imaanaya Yurub ayaa sheegaya in roobab xoogan oo wata duufaan oo ka da’ay dalalka Yurub qaarkood sida Fransiiska Talyaaniga iyo  Dalka Britain.
inta la xaqiijiyey 12 qof ayaa ku dhintey boqol dad badana wali waa la baadi goobayaa kadib roobab xoogan oo wata duufaan oo ka da’ay dalalka Fransiiska iyo waqooyiga galbeed ee Talyaaniga. Dalka Britain.
Sidoo kale  gobolada ku yaala waqooyiga ayaa siddoo kale laga digey roobab xoogan in ay ka di’i doonaan dabayaaqada toddobaadkan.
Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here