1.Badda Cus waa soo xirantay, dhacdadaas Caaamiga ahi waxa ay saameeynee dhaqaalaha guud ee Dalka iyo Biilka Gurigaaga.(F.S:1aad)
2. Ethiopia oo sii burburee ( Failed State), waxa ay qorsheeysatay in ay sii salfato Somaliya oo ka soo kabanee ( Failed State). ( F.S:2aad)
3. Siyaasiyow, waxaa masuuliyadi kaa saarantahay in aad ka shaqeeyso sidii uu nabad ugu noolaalahaa Walaalkaa somaliyeed ee Miyiga fog iyo Tuulooyinka ku nool.(F.S: 3aad)
4. Ma ahan in aad Nolol dhalanteed ah, maaweelo iyo Is riixriix siyaasadeed aad wakhtiga ku dhameeyso Adiga oo aan Gurigaaga tagi karin oo Hotel lagugu ilaalinaa Cabsi darteed, lagana yaabo kan miyigu in uu ka Nolo fiicanyahay kana welwel yar yahay kan Hotelka lagu ilaaliyo ( F.S:4aad)
5. Allow, Cadawgaa batee, Somali Nabad Guul iyo Horuumar sii. ( F.S:5aad)
Qore: Yahya Amir
May be a doodle of map and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of cheetah and UluruMay be an image of textMay be an image of text
Previous articleSucuudiga oo shuruud adag ku xirey inay Dal ahaan u aqoonsadaan Israa’iil
Next articleDagaal Xalay Degmada Qoryooleey ku dhex-maray Dowlada iyo Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here