Kulamo ka tirsan lugta hore ee wareega 8 championka 2020-2021 ee Xalay la ciyaaray ( real madrid iyo liverbool. 3-1; man city iyo b.dourtmond 2-1 ) kooxaha martida loo ahaa oo badiyay.

Hadaba wàa sides rajada sami finalka koobka championka 4 naadi.

Real madrid waxa ay ku soo baxdaa barbardhac iyo hadii looga badiyo 1-0

Waxa ay ku hari karaan hadii looga badiyo 2-0 oo ay ku badiyaan liverbool.

Liverbool waxa ay ku haraan barbardhac iyo hadii ay ku badiyaan 1-0 waxa ay ku soo baxaan 3-0 ama 4-1

Man city waxa ay ku soo baxaan barbardhac.iyo hadii ay ku badiyaan 1-0 waxa ay ku haraan hadii looga badiyo 2-0 ama 3-1.

B.dourtmond. Waxa ay ku haraan barbardhac; waxa ay ku soo baxaan hadii ay ku badiyaan 1-0 ama 2-0 ama 3-1.

Hadaba rajada 4 naadi ee kala ah real madrid. Liverbool. Man city iyo b.dourtmond waa sidaasi waxaana rajo dhow kooxaha real madrid iyo man city oo barbardhac ku soo baxaya maadaama ay caawa ku kala badiyeen magaalooyinka madrid iyo manchester

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here