HomeWarkiiKulan arimaha dagaalka looga hadlayay oo Maxaas ku dhex-maray Gudoomiyaha Hiiraan iyo...

Kulan arimaha dagaalka looga hadlayay oo Maxaas ku dhex-maray Gudoomiyaha Hiiraan iyo Saraakiisha ciidamada 

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Muuse Salaad wehliye ayaa kulamo la xeriiro xaaladaha Howlgalada ka dhanka ah khawaarijta iyo Dardargelinta ladagaalanka khawaarijta la yeeshay saraakisha qeeybaha 21-AAD iyo 27-AAD Iyo Taliyaasha kala duwan ee guutooyinka 27-AAD iyo 21-AAD oo u diyaarsan naafeeynta khawaarijta.
May be an image of 7 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 3 people and people studyingMay be an image of 4 people and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 5 people and people studyingMay be an image of 3 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 3 people
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan iyo saraakisha soo Gaaray Degmada maxaas ee gobalka hiiraan ayaa Kala qaatay wajibaadyo lagu xaqiijinayo amnigga Iyo sidii khawaarijta looga saari lahaa meelaha aay ku joogaan dhuumaaley siga ayadoo la Mideeynayo awoodda ciidamada deegaan’ka oo kaa Shanayo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed.
-DHAMAAD-
WIXII FAAH-FAAHIN AH KALA XERIIR XAFIISKA AGAASIMAHA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA GOBALKA HIIRAAN
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -