Garoowe, November 30, 2023:Taliyaha Ciidanka Booliiska DPL Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire ayaa gudoomiyay Shirka todobaad laha ah ee Hoggaanada Ciidanka Booliska Puntland.
Kulanka oo ka dhacay Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Puntland waxaa ka qayb galay Taliye ku xigeenka 1aad ee Ciidanka booliska S/guuto caydiid Axmed Nuur Iyo Hogaanadda booliska ayaa ugu horayntii waxaa looga hadlay :-
● Soo afjarida dhibaatada kasoo cusboonaatay xeebaha Puntland iyadoo ciidanka booliska ay wadaan howlgalo Lagu soo qabanayo burcad badeed dhawaanahan afuubyo doonyo gaysatay.
Ciidanka Booliska Puntland ayaa wada fulinta howlgalo lagula dagaalamayo dadka dhaca baabuurta kasamaynaya magaalooyinka Puntland iyadoo qayb kamida lasooqabtay.
● Sidoo kale Saraakiisha ayaa ka hadalay ciribtirka kooxaha Argigixisadda oo Gobolka Bari Qarax ka gaystay goob ganacsi oo kuyaal magaaladda Boosaaso waxaana socda Howlgalo lagu ladagaalamayo.
Mahadsanidiin.
~ DHAMMAAD ~
XAFIISKA WARFAAFINTA
CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND
May be an image of 4 people and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 1 personMay be an image of 2 people and textMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person, smiling and hatMay be an image of 2 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 1 personMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and beardMay be an image of 1 person and beard
Previous articleNabadoon Axmed Faarax oo kamid ah Odayaasha ku nool xaafada islii  Nairobi oo amaanay Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle kuna tilmaamay shaqsi Wanaagsan
Next articleMadaxweyne Xasan oo goor dhaw gaaray Dubai+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here