HomeWarkiiKulan ay yeesheen Golaha Fulinta JSP iyo Musharaxa Xisbiga ee Hirshabelle oo...

Kulan ay yeesheen Golaha Fulinta JSP iyo Musharaxa Xisbiga ee Hirshabelle oo wali aan kala cadeyn

May be an image of one or more people, dais and textMUQDISHO (DAYNIILE)- Waxaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho Golaha Fulinta Urur siyaasadeedka JSP oo ah xisbiga hada haya talada Dalka.

Kulanka oo ka dhacay Xarunta dhexe ee JSP ee magaalada Muqdisho waxaa looga hadlay sida aan xogaha ka heleyno u diyaar garowga doorashada ka dhici doonta Hirshalelle taasoo ah mid isku sidan oo mar kaliya lagu wada dooranayo Golaha Deegaanka iyo Golaha wakiilada.

Sidoo kale kulanka maanta waxaa lagu gorfeeyay doorashadii dhawaan ka dhacday Galmudug iyo sidii ay u saxi lahaayen hadii ay jirto qaladaad dhacay, iyo sidoo kale cashir in laga qaato qaladaadka.

Kulanka Maanta waxaa kale oo looga hadlay Doorasho Hoosaadka Urur Siyaasadeedka JSP ee lagu kala saarayo Siyaasiyiinta Ururka ku matali doona Doorashada Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Hirshabeelle taasoo cadeyn u ah in JSP wali dooran shaqsigii ku matali lahaa u tartamida xilka ugu sareeya Hirshabelle.

Maalmihii ugu danbeeyay waxaa warbaahinta iyo baraha bulshada aad loo wareejinayay warar sheegaya in Cali Guud-laawe yahay musharaxa JSP ee doorashada qabsoomi doonta halka warar kale oo lagu garab wadana ay sheegayaan inuu jiro musharax reer Hiiraan ah oo JSP ay rabto inay soo sharxato balse wax kasta waxay kala cadaan doonana maalmaha soo socda insha Allaah.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of textMay be an image of textMay be an image of ‎one or more people and ‎text that says "‎CADDAALADDAI OYI WADA WADAURKA(J JIRKA (JSP) 키네 ት م‎"‎‎May be an image of newsroomMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of one or more people, glasses and tableMay be an image of one or more people, beard and suitMay be an image of one or more people, newsroom and textMay be an image of dais and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people, newsroom and text that says "NEYDA"May be an image of one or more people and newsroomMay be an image of one or more people, people smiling and lighting

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -