NAIROBI (DAYNIIILE.COM)-Magaalada Nairobi waxaa maanta lagu soo gaba-gabeeyay Kulan-diimeedkii 6-aad ee sanadlaha oo ay ka qeybgaleen  Culimada waa-weyn ee Soomaaliyeed .

Kulankaan oo socday dhowr maalin ayaa maanta waxaa xiritaanka ka soo qeybgalay Danjiraha Somalia ee Dalka Kenya Jabriil  Ibraahin Cabdulle.

Advertisement

Kulann Diimeedkaan waxaa intuu socday soo islaamay 21 ruux kuwaasoo towxiidka loogu qabtay kulan weynaha hortiisa.

Previous articleSAWIRRO: Shacabka Gaza oo ka barakacaya duqeymaha aan dhamaadka lahayn
Next articleQodobadii kala duwanaa ee xalay uu ka hadlay Madaxweyne Xasan+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here