Kulan Maanta ka dhacay Muqdisho oo lagu Taageerayo Siyaasada Ra iisal wasaarahii hore Xasan Cali Kheyre

0

Kulan maanta leysgu Imanaayo oo ka dhici Doono magaalada Muqdisho ayaa lagu Taageerayaa Siyaasada Xasan Cali Kheyre ee 3sano iyo Barka Dalka ku Maamulaayey iyo sida wanaagsan ee Sharafta la heyd uu isku Casilay

Xaflada qaban qaabadeeda oo labadaan maalmood ka socotay Muqdiaho ayaa maanta ka dhaceysa Hoteel ka mid ah Hoteelada Muqdisho

Ra iisal wasaarahii Hore ayaa kasbaday Quluubta Shacabka Soomaaliyeed iyo Kan Beesha Caalamka iyadoona Guda iyo Dibad Leysku Raacay Shaqada wanaagsan uu Dalka u qabtay inta uu Xilka haayey

Xafladan maanta ka dhaceysa Muqdiaho ayaa ka Dhacday magaalada Londan habeen horw

Muuqaalada Maanta Xaflada Taageerada loogu Muujinaayo ka filo Halkaa muqaaladooda

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here